Qancis mise Quursi Habdhaqankii shalay Axmed Madoobe ee Shirka Brussels !!

Hogaamiyaha maamul goboleedka Jubaland Axmed madoobe iyo xubnihii la socday ayaa shalay ka baxay shirki ka socday Brussels ka kadib markii ay u kasoo horjeesteen ajandayaasha shirka oo ay sheegeen in wax laga bedelay sidii horay la isugu ogaa. Dhacdada kadib waxaa soo farageliayay xubno ka socday dowlada federaalka oo Axmed Madoobe ku qancin waayay … Continue reading Qancis mise Quursi Habdhaqankii shalay Axmed Madoobe ee Shirka Brussels !!